Jubbaland oo go’aan ka qaadatay sharciyo ay ansixiyeen labada gole ee Baarlamanka

Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland. Shirka ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dagaalka lagula jiro Al Shabaab, arrimaha qabyo tirka Dastuurka iyo Hindise sharciyeedka gudniinka fircooniga ah oo ay so gudbisay wasaaradda haweenka Jubbaland iyo arrimo … Continue reading Jubbaland oo go’aan ka qaadatay sharciyo ay ansixiyeen labada gole ee Baarlamanka